Dhabannahays - Maxammed Gaanni - Knjige - Garanuug Limited - 9780995753372 - 23. septembra 2020
Če se naslovnica in naslov ne ujemata, je naslov pravilen

Dhabannahays

Cena
€ 20,49

Naročeno iz oddaljenega skladišča

Predvidena dobava 30. okt - 13. nov
Božična darila lahko vrnete do 31. januarja
Prejemajte obvestila o novih izdajah izvajalca Maxammed Gaanni
Dodaj na svoj seznam želja iMusic

Not rated yet

"Inta maanku gaajaysan yahay, guuli waa weliye"

-Hadraawi: Gudgude



Dhabannahays waa dhigane loo qoray in uu la hadlo garaadka iyo damiirka Soomaalida. Wuxuu si qotadheer u sharraxayaa qaybo ka mid ah cudurrada bulshada iyo xubnaha ugu badan ee ay saameeyaan, bukto la bixin waayayna ay ku noqdeen. Buuggu ma soo xiganayo ilo cilmiyeed toos ah marka laga reebo aayado Qur'aan ah oo uu ka hanuun qaadanayo, cutub kastana ibofur u ah, balse wuxuu ku qotomaa raacasho cilmi, dhugasho xaaladeed, iyo fahan uu qoraagu ka qaatay dhacdooyinka nololeed ee uu goobjoogga u ahaa ama uu taariikhda dhow ee Soomaalida ka ogaaday.




"Waa buug caqiibo leh."

-Axmed Ibraahim Cawaale, qoraaga Qaylodhaan Deegaan, Dirkii Sacmaallada, iyo buugaag kale.

Medij Knjige     Paperback Book   (Knjiga z mehkimi platnicami in lepljenim hrbtom)
Izdano 23. septembra 2020
ISBN13 9780995753372
Založniki Garanuug Limited
Strani 290
Dimenzije 129 × 198 × 17 mm   ·   285 g
Jezik Somali  

Več od istega **izdajatelja**